top of page

About

Forex Trading, Waa wax aad u adag waxana aad u sareeya dadka intay bilaaban aan sii wadi karayn oo boqolkiiba ah % 75. Barashadiisuna hal Course ama Cashar kuma eka xita hadaad qaadato course badan waxa kaliya aan lagu barayn waa Strategy ama sidii aad lacag ku samayn lahayd. Oogle Trading waxan aragnay baahida loo qabo in la helo Strategy rasmi ah, anagoo isu geynay dhawr strategy oo aad lacag ku samayn karto, sido kale aanu maalinkasta isticmaalno, Mudo badana aanu isticmaalaynay. Strategy aanu soo bandhignay Waxa isticmaala dhamaan Traders waaweyn, bank iyo Suuqyada Forex. Waxaad u isticmaali karta Forex, Stocks, Shares, Bonds iyo dhamaan wixi Financial Trading ku saabsan.

Waxa Inta ku dheer ina aanu ku caawinayno 24/7 aad nala soo Xidhiidhi kartid. 

​

bottom of page